Washington DC, USA – liban xaaji Maxamed oo asaal ahaan u dhashay dalka Soomaaliya lakinse haystaa dhalaasho sharci dalka Maraykanka, ayaa cidamada dambiyada federaalka ee FBI lacag dhan 50,000 Kun oo dollar meesha u ku sugan yahay ciida sheegta lagu abaal guudii dono.
Waxana cidamada dambibadhista qaybta federaalka ee FBI ayaa ku eedayee Libaan xaaji maxamed arrimo ku lug leh argagixisnimo, isagu macluumad iyo ababuul dad uga qayb galaan kooxda Al shabab iyo al qaacida sida lagu sheegay muqaal video khamisti ka soo baxay xafiska FBI.
HALKAN KA DAWO: