Dhegayso: Gudomiyaha Ururka Haweenka Dalka Swedan Marwo Naciima Cabdi Jamaac Xayd Jawaab Kuluul ka Bixisay Hadaalo Ka Soo Yeedhay Xubno Awdal State ah

0
351

Hargeysa, Somaliland – Gudomiyaha ururka haweenka Somaliland ee dalka Swedan marwo Naciima Cabdi Jamaac Xayd oo shabakada wararka Codkahargeysa.com waraysi cawa laa yeelanay oo ka jawaabayse, hadalo ay sheegtay marwo Naciima ka soo yeedhay xubno ka qayb galay shir isugu jira tageeryaal iyo masuuliyiin ka tirsan Awdal State daabyaqaadi bishi December ee sanadkii 2014. Shirkaas oo ka dhacay magalada Stockholm ee dalka Swedan, iyadu marwo naciima cabdi jamaac xayd sheegtay inn anay jiriin dhul ama dal jira oo la yidha Awdal State, lakinse ay weligeed jirtay dowlada Somaliland marka laga bilaabo wakhtigi isticmaarka ee boqortoyada Ingiriska ila manta.

Waraysigaa marwo Naciima Cabdi Jamaac Xayd oo dhamaystiiran halakan hoose ka dhegayso:

Gudomiyaha ururka haweenka Somaliland ee dalka Swedan marwo Naciima Cabdi Jamaac Xayd