Borama, Somaliland – Koox ann la aqoonsan ayaa weraray saldhiga hoose ee magalada borama, sida ay inuu xaqijiyeen qaar ka mid ah cidamada bileyska eek a hawl gala saldhigaas oo ka gaabsaday inn magacoda ay sheegan.
Waxa ila hadaa war sugan laga hayaa inn kooxda soo werartay saldhga bileyska ee magalada borama ay cidamada ku sugna saldhiga ay is waydarsadeen rasaas cul-culus oo socotay ugu yaran 15 ila 20 daqiqadood. Mar anuu isku daynay inn anuu laa xidhidhno taliyaha qaybta bileyska iyo badhasaabka gobolka Awdal khadka telefoonka iyadu ay wakhti dambe ay tahay, ayanay inuu suurta gelin.
Dhanka kale, daweynaha Boorama ayaa walaac xoog leh ka muujinaya rag xijaaban oo habeenkii dadka ku laaya wadooyinka. Arrintan oo mushtamaaca ku dhaqan magaalada borama, iyagu sii axmaaqnimo ragan hubaysan ay uu dadka ku layaan toori iyo fashash.