Baaq Ku Socoda Tuujaarta Reer Somaliland! W/Q. Naima Abdi Jamaac Xayd

0
359

Waxa umada musliminta ann usoo bandhigeya inan ku gulaystay 10 carur oo uu dhashay dalka falaastiin, ay dowlada yuhudu xasuuqayse sanadkii hore, waxana hawshan iga cawiyee hawshan baladhan ee 10 carur muwaadin uu dhashay dalka Swedan kana shaqeyaa urur tageero iyo muwaaciino siyaa dadka danyarta.

Iyadu uu damanaad qaday manta oo taarikhdu tahay 23/01/2015 isla markaana ay dhamaan balaan qadeen inay 10 carur sharci magaan galyo ah ay dalka Swedan ka uga soo dhamayeen, ugu horeyna waxa mahada iska leh ilahay (SWT) oo runti ducaadi inaga aqbaalay, sidoo kalena muwadinka ann waxbana iga galin oo aqoon isagu naxariis binadaanimo ugu soo gurmaaday inuu iga cawiiyoo damanad qaado sharciga magan galyada 10 carur ee musliminta ah ee dhibataysan.

Waxa ann ilahay mar walba uu baaryaa inn ee tuuso wadada xaaqa ah oo ann ku cawiin lahaa dadka dhibataysan, ilahayna uu mahaad baladhan inuu ee garansaiyey xaaqa ah. waxana ann xasusinaya Soomaalida ku dhaqan qurbaha inay tujaarta wax haysata ay tusan bahiyaha jiraa iyo dadka dhibataysan ee ann waxbana haysan sii ay uu cawiyaan danyartas.

Waxana ann balaan qadaaya anigu Naima Abdi Jama Xayd inn wakhtigayga ku cawin dono dadka dhibataysan ee musliminta ah, anigu cod dheer baaq uu direyaa tuujaarta reer Soomaaliland oo ann leeyahay ilahay hantida bilaas idinmu siin ee dadka bahan cawiyaa oo ka war hayaa.

W/Q. Naima Abdi Jamac Xayd

WA bIlaahi Towfiiq