Washington, DC USA – Shirkada ka ganacsiga khudraada ee Muuska laguna magacabo The United Fruit Company, oo ay assaaseen laba nin uu dhashay dalka Maraykanka sanadki 1899.
Minor C. Keith iyo Lorenzo Dow Baker ayaa assasay shirkadan ka ganacsiga khudraada gaar ahaan muuska, sii ay fududeyaan dadweynaha dalka Maraykan iibsiga muuska oo sii weyn loga xiseyoo dalkaas.
Muusku kama baaxo dhulka beeralayda dalka Maraykanka, lakiinse uu ka baaxo dhulka beeralayda ku taala dalalka konfuurta maraykanka ama South America, sida dalka Guatemala oo add uu beera muuska una iib geyaan calaamka intiisa kale. Hase yeeshe, assaaska shirkada United Fruit Company oo samayn weyn ku yeelatay ka ganaacsiga suuqa khudrada kala duwan oo dhan. Waxana islamarkaana ay hantiyeen mamulka shirkaadasi inay la wareegan mulkiyaada beeraha muuska uu ka baaxo, shaqalaaha beeralayda, gadiidka soo qaada muuska iyo dhismaha waadada tareenka ah oo uu fududenaysa shirkadu inay suuqyada magaloyinka maraykanka ah uu iib geyaan.
Lakiinse, dalalka konfuurta Amerika ay qateen nidaamka shuuciyada oo wakhtiga dalka USSR awood weynayd, ayaa cabsii gelisay dalka Maraykanka inn dalalka dantisu kaga jirtay inay qadan donan nidaamka shuuciyada oo halis gelin kaara danti ama maalgashigii uu gashaday dalalkas.
Dalka Guatemala oo uu madaxweyne ka ahaa Jacob Arbenz sanadki 1952, ayaa hayadaha siirdoonka ee dalka Maraykanku, warbixino ka gudbiyeen inn madaxweyne Jacob Arbenz inn uu yahay nin tageera nidaamka shuuciyada.
HALKAN KA DAWO: