Daawo: Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Amniga Oo Ka Warbixiyey Xubnaha Xidhiidhka la leh Kooxaha Xag-jirka Ah ee Ka Tirsan Xukuumadda Axmed Siilaanyo

0
334

Hargeysa, Somaliland – Wasiir ku xigeenki hore ee amniga Cabdilahi Abokor Cismaan ayaa sii rasmi ah uu shaaciyee bug kaga hadli dono kooxo xag jir ah ee ka tirsan xukumada Axmed Siilaanyo, sida uu ka sheegay munaasibaad balaadhan ay soo qabanqabiyeen ururka Jidaali ay ku qabteen magalada Hargeysa.

 Halkan Ka Dawo: