Riyaad, Sucudi Arabiya – Boqor Cabdalla bin Cabdiziz bin Sucud oo da’disu ahayd 90 jir ayaa goordhoweyd geeriyooday, waxana xilkii boqorka dalka Sucuud Arabiya emiir Salman bin Cabdulziz bin sucud, sidaa ay ku qornayd war-saxadadeed ka soo baxay maxkamada boqortoyada dalka Sucudi Arabiya.
Waxa kalo war-saxafadeedkasi aas qaran loo samayn dono boqor Cabdalla salaada maqriib ka dib sida telefishanka dowladaa ay leedahay lagu bahiyee. Emiir Salmaan bin Cabdulziz bin Sucud oo da’disu 79 jir ayaa xilka boqorka dalkaas uu dhaarisay maxkamadu.
Boqor Cabdalla oo xilka boqornimo la wareegay sanadki 2005 ka dib markii uu xilka laa wareegay, waxana uu mudo 10 sano uu ahaa boqorka dalka Sucudii Arabiya.