Hargeysa, Somaliland – Xafiiska muwaanoyinka raashiinka Somaliland iyo hayaada cuntoyinka ee Qaramada Midoobee WFP, heshiiskani waxa uu sahlayaa wada shaqeynta uu dhexayn dona labada hayadod.
Waxana heshiiska labada dhinaac ay gadheen wada saxexay mareeyaha xafiiska muwaacinada raashinka ah Mr. Yusuf Cisman Garas iyo Ajila Akaa oo ka socday WFP, waxaana isna goob joog ka ahaa heshiiskaas agaasimaha guud ee wasarada Qorsheynta Qaranka Cabdirashid Axmed Guleed.
HALKAN KA DAWO: