Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Mumin Seed Oo Ka Hadlay Dhowr Arrimood Xasaasi ah

0
305

Boorama, Somaliland – Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed oo indhawaalaha safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Uk. Oo dhowaan ku soo laabtay Somaliland.

Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya la yeelanay gudoomiyaha isaga oo ku sugan gurigiisa Magaalada Boorama ayaa kaga hadlay dhowr arrimod ay ka mid yihiin doorashooyinku, Safarka Madaxweyne Siilaanyo ee gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal Iyo Shirka Beelaha Gadabuursi.

HALKAN KA DAWO: