Hargeysa, Somaliland – Wararka hor dhaac ah anu ka helayno magalada Qulujeed ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya inn ciidaamo Itoobiyan ah ay ku soo wareejiyeen Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar kuna warejiyeen cidankaa qaranka Somaliland, waxana suldan wabar ay cidamada itoobiyanku ku wareejiyen tuulada lagu magacaabo Go’gta oo 22km uu jirta magalada Qulujeed islamarkaana ku taala xududa uu dhexaysa Somaliland iyo Itoobiya.
Inkasto warar rasmi ah ann ka soo baxin xukumada Somaliland ama taliska cidamada oo anuu isku daynay inn anu laa xidhidhno dhinaca isgadhsiinta teleefoonka anay inuu suurta geliin, hase yeeshe waxa warku inta ku darayaa inn Suldan Wabar oo ay soo galbinayaan cidamoo isugu jira kuwaa birmeedka bileyska iyo RRU iyagu uu soo qaadeen dhinaca magalada Hargeysa, waxana suldaanka ku xidhan yahay xarunta CID.