Budgetka 2015 ee Golaha Guurtida wuxuu dhanyahay SH 20.1 billion (($ 3.37 Million.)) Marka loo qaybiyo 82 ka xildhibaan ee Golahaa ku jira, midkiiba waxa kusoo beegmaaya $ 41,000 ((kow iyo afartan Kun).Sidoo kale budgetka Golaha Wakiiladu wuxuu dhanyahay SH 18.8 Billion (($ 3.14 Million.)) Marka loo qaybiyo 82 Xildhibaan ee Golahaas ku jira, midkeeba waxa kusoo hagagaayaa $
38,000. Taas macnaheedu maaha, Xildhibaan waliba wuxu jeebka ku qaadanyaa lacag kaasha” Cash Money “. Waa qiimaynta loo yaqaano”Cost/ Head Count”. Tusaale ahaan, Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan Golaha Guurtida , waxa u qorshaysan in lagu kharash-gareeyo lacag dhan $ 41,000- oo ka kooban Mushahaaro, Gunno, Habayn dhax,Caafimaad IWM.Sido kale, Xildhibaan Bukhaari, oo ka tirsan G.Wakiilada, waxa loogu talla galay $ 38,000// . BAL waxaad barbardhigta qorshaha- DABLE JAAQOOR, oo ka tirsan ciidamadda qaranka eek u jira Jeeda Hore. Sanadka 2015 u qorhaysan $ 600 (($ 50 per month X 12)) iyo raashin. BAL QIYAASA QAYBTAA? Waxa inoo muuqata qiimaha culus ay qaranka ugu fadhiyaan 164 Xildhibaan. Isugenta Miisaaniyada labada Gole 2015 waxay dhantahay SHL 39 Billion (( $ 6.5 Million)) . Budgetkaasi wuu ka badanyahay isugaynta BUDGETKA 16 WASAARADOOD & HAYÁDOOD oo ah adhaxda Dhaqaalaha, Waxsoosaarka, Amniga iyo Difaaca qaranka . (Facts & Figures – Hoos ka daalaco 16 Wasaaradood & Hay’adood )
GUNAANAD : Wasiir Samaale wuxuu soo dhab-dhabay Miisaaniyad bararsan ( Inflated budget ). Damaciisa siyaasiga ayaa ka dhex muuqda .Golaha Wakiiladdu duudub ayay ku ansixiyeen . Dantooda ku jirta .Mid walba waxa u qorshaysan $ 38,000. .Golaha Guurtida waxay bushaareeyeen MUDDO KORDHIN, Dantooda ku jirta .Mid walba waxa u qorhsaysan $ 41,000. Dable Jaaqoor dhufayska jeeda hore ayuu ki jira, haddii RAATION loo helo, Al-Xamdulilaah.
NB: Coming Saturday: la soco Musharka Madaweynaha Iyo K.Xigeenka.
Hoodo Yuusuf, UK , London. // yhoodo@yahoo.com
A | ISUGAYN-LABADA GOLE | SL Sh. (( Billions )) | US $ (( Millions )) | ||||
1 | Golaha Guurtida | Sh 20.2 Billion | $ 3.37 | ||||
2 | Golaha Wakeeladda | 18.83 Billion | $ 3.14 | ||||
Total | Sh 39.03 Billion | $ 6.51 Million | |||||
B) | Budget : 8 MAIN MINISTRIES | SL Sh ( Billions) | US $ Millions | ||||
1 |
|
6.9 Billion | 1.15 Million | ||||
2 |
|
4.5 Billion | 0.75 Million | ||||
3. | W.Qorshaynta | 3.5 Billion | 0.58 Million | ||||
4 | W.Wershadaha | 3.4 Billion | 0.57 Million | ||||
5 |
|
2.9 Million | 0.48 Million | ||||
6 |
|
2.8 Billion | 0.47 | ||||
7 |
|
2.4 Billion | 0.40 Million | ||||
8 |
|
0.38 Million | |||||
Subtotal | SH.L 28.7 Billion | US $ 4.78 Million | |||||
FIIRO : Budgetka Ciidanka Qaranku kuma dhex jiro W.Gaashaandhiga // | |||||||
Xigasho/ Budget 2015// Exchange (( Riyaale Rate)) : 1 US $ = $ 6,000 |
C | BUDGET : 8 MAIN GOV’T AGENCIES | SL Sh ( Billions) | US $ Millions |
1 | Maxkamdda Sare | 2.5 Billion | 0.42 Million |
2 | Jimciyadda Mujahideenta Sooyaal | 1.59 Billion | 0.27 Million |
3. | Komisionkan La Dagaalanka AIDESKA | 1.5 Billion | 0.25 Million |
4 | Hay’da Diyaargarowka Dhibaatooyinka | 1.2 Billion | 0.20 Million |
5 | Guddiga Tacliinta Sare | 1.1 Billion | 0.18 Billion |
6 | Hay’da Miinosaarka | 0.9 Billion | 0.15 Million |
7 | Guddiga Dib-u-Habaynta Shuruucda | 0.9 Billion | 0.15 Million |
8 | Garyaqaanka Guud | 0.67 Billion | 0.11 |
Subtotal | SH 10.3 Billion | US $ 1.7 Million | |
GRAND TOTAL ( B+C )
16 ka Wasaardaood & Haydood. |
SH 39 .04 Billion | US $ 6.5 Million | |
Xigasho/ Budget 2015// Exchange (( Riyaale Rate)) : 1 US $ = $ 6,000 |
Qalinka: Hoodo Yuusuf