Hargeysa, Somaliland – Cabdiraxmaan cismaan jaamac oo ah bare wax ka dhiga qaar kamid ah jaamacaddaha dalka iyo Xamse Kheyre oo ah la-taliye madax-bannaan oo xaga arrimaha iyo maamulka iyo dhismaha oo uu kala shaqeeyo ganacsatada gaarka ah iyo waliba qeybaha dawladda ayaa waxa lagu marti qaaday barnaamijka dhalinyarada ee toddobaadkiiba hal mar kasoo gala telefiishanka gaarka loo leeyahay ee HCTV.
Barnaamijkan oo ay daadihinaysay Xayaad Naaleeye ayaa aqoonyahanadan dhalinyarada ah waxay ku gorfeeyeen arrimo badan oo ay kamid tahay miisaaniyadda qaranka oo ay lafagur balaadhan hore ugu sameeyeen gol-daloolooyinka miisaaniyad sanadeedka 2015 ee dhawaan uu golha wakiiladu ansixiyeen
Halkan Ka Dawo: