Hakan Ka Dawo: Been Abuur-ka Laga Sameyee Werarki Loo Geystay Xafiska Wargeyska Charlie Hebdo Ee Dalka Faransiska

0
371

Paris, France – Werarkii ka dhacay xarun wargeys ama majajiilada la yidha Charlie Hebdo xafiskeedu ku yaalo magalada Paris ee dalka Faransiska, ayay warbahintu calaamku ka warbixiyeen dhowr arrimod oo shaki geliyee habka uu dhacay werarkasi iyo cida ka dambeysay.

Waxana soo if-baxayaa ka soo baxaya inn cidii werarkaas uu geysatay xafiska majaajiilada ama wergeyska Charlie Hebdo oo ay ku dhinteen ugu yaran 10 masuuliyiin ka ah majaajiilada, oo loo aneenayo sawirgacmeed ay ka sameyeen Nebi Maxamed (CSW) oo ay dhamaan musliminta ku nool gudaha dalka faransiska oo gadhaya 5 million qof iyo dunida calaamka ka cadhaysisay sawir-gacmeedkasi. Warbahinta calaamku oo runti add uu bunbunisay werarkas oo xaqiqdu ka fog, ayaa hadana soo baxayaan muqaalo dawaasho ah oo laga dubay mudadii uu weraarkasi uu socday.

Halkan Ka Dawo: