Berbera, Somaliland – Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmada Berbera ayaa maanta yeeshay kal-fadhi aan caadhayn ahayn oo ay kaga doodeen muran ka taagan Warshaddaha Korontadda Magaaladda Berbera oo la sheegay in Xukuumadda Somaliland ay ku wareejisay Masuuliyiin iyo dad ganacsato ah.
Halkan Ka Dawo: