“WERSHADDA LAYDHAKA BERBERA WAXA LA SIIYAY SHIRKAD AY LEEYIHIIN WASIRADA HAWLAHA GUUD, MADAXTOOYADA IYO CALI MAREEXAAN.” W/Q. Samia Muuse

0
289

Waxaa Ayaan Daro Ah Xukumadda Somaliland Inay Danihi Wadanka Iyo Qaranimada Somaliland Ay Baayic Mushtari Ka Gasho. Awdal Iyo Sool Intay Khilaafka Ka Taagan Xalin Lahayed Ayay Xukumadi Baayic Mushtari Ku Mashqolshay

nigu Ah Godomiyaha Abaabulka Garabka Haweenka E Qaaradda Yurub Marwo Samia Muse Waxaan Si Wayen U Cambaaraynaya Xasarda Iyo Fawdada Ay Dawlado Ku Hayso Gobolka Saaxil.

Shirkadi Leydhka E Berbera Waxaa La Siiyey Shirkad La Yidhah Tayo Energy Oo Ay Leeyihiin Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Xirsi Iyo Cali Mareexaan, Shirkada Tayo Waxay Mashruuc Maal Galin Ah Ka Heshay Hayaada La Yidhah Dia , Mashruucaas O Ay Ugu Tala Gashay In Laascaanod Lagu Galiyo Shirkada Leydhka Tayo.

Waxay Soo Iibsatay 3 Marw Xadood Oo Kuwa Hawada Dabka Ka Dhaliya Ah Oo mid Kii Ay Ku Sheegtay Qiimo Ah 60.000$. Barnaamijki Ay Wadatay Ay Ugu Tala Gashay Laascaanood Waxaa U So Diiday Shirkadihii Lascaanood Ee Leydhka U Shidi Jiray Laascaanood. Arinti Imika Way Ka Fashilantay Wanay Ka Socon Wayday Laascaanood.

Waxaa Laakin Cad Ino Baanka Aduunku Ku Bixinayay Mashruucan Maalgalin 2 Million$ Ah, Markaana Labadi Million Bay Xukumaddu Donaysa Inay Iska Qaadato O Walibana Shirkadana Ka Qaadato 1 Million$ Kale? Lacagtaas oo Dhan Xukumaddo oo ay Jeebka Ku shubatay, inn ku dhow $3 million Waa Xaraam.

Markaa waxa La sameyey laba Oday  Reer Saaxil Ah Oon Arinkan Wax Ka Fahan Saneen O Kala Aha Xasan Gadhwayene Iyo Suldaan Maxamud Axmed Sheekh ayaa loguu ballaan Qaaday In La Siiyo saami lagu qiyaaso 2% oo macaash Ah shirkadan haadi ay hirgaliyaan, waxaana Lagu amray inn ay hawsha ay Ka Hirgaliyan sida uga dhakhsaha badan.

Waxana ann uu Sheegaya oday yashaas waa ayaan daroo inn add qadatan saamiga 2% Iyadu aad Hantidii dhulka ama gobolka Saaxil aad ku iibsataan, iyadu markasta add dantiina shakhsiga ah add ku badalataan danaha gud ee gobolka.

Waxan Idiin Sheegaya Gobolka Saaxil Iib Maaha Ee Ayaan Daro Waxay Ku Jirtaa Waji Ku Maacshleh Gobolka Saaxil KU Soo Batay Waayadan Danbe.

Xukumadda Somalilandna Waxaan O Sheegaya Waxay Ahyed Gobolka Saaxil Inay Ka Xishooto Sida Ayada Looga Xishoonayo O Waayo Gacal Iyo Xigaal Ayaa Lawada Yahay.