Halkan Ka Dawo: Kormeer Kedis ah ay Wasirada Maaliyadda Iyo Ganacsiga Ku Soo Mareen Kastamada Kalabaydh iyo Abaarso

0
296

Gabiley, Somaliland – Wasirka Maliyadda iyo Ganacsiga ayaa manta koormeer kadis ah ku maray kastamada ku kala yaala magaloyink ama degmoyinka Kalabaydh iyo abaarso, waxana waftiga wasirada maliyadda iyo ganacsiga kulamo laa yesheen mamulaha iyo masuiliyinta kastamadda oo ka dhegaysteen qaabka ay uu socdaan hawlaha shaqo ee lacag ururinta cashurtaa.

Halkan Ka Dawo: