HALKAN KA DAWO: Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Heshiski ka Dhacay Djibouti iyo Arrimo Kale

0
379

Gudomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Bixi Cabdi ayaa shir jaraid manta uu ku qabtay xafiskiisa kaga warbixiye sidaa uu arko heshiskii dhowan xukumada Somaliland saxexday dowlada federaalka Soomaaliya, heshiskaasi uu ka dhacay dalka Djibouti.

Waxa kalo uu ka hadlay gudomiyaha xisbiga kulmiye go’ankii qodobaysna eek a soo baxay gudigii horumarinta Hoodaale, oo sheegay inn ay kala reeben siyaasiyinta ka soo jeeda deganka Hargeysa.

HALKAN KA DAWO: