Halkan Ka Dawo: Madaxweynaha Abdiweli Cali Gaas Muxu Ka Yidhi Wada Hadalada Ka Furmay Djibouti

0
395

Garowe, Somalia December 21, 2014 (Codka Hargeysa) – Madaweynaha mamul-gobleedka Puntland Abdiweli cali gaas oo mudo toddobaad ah ku maqnaa dalka Ethiopia isagu sheegay inn safaarkisa uu ku sabsaana mid laa xidhidha arrimaha ganacsiga, amniga iyo xoojinta xidhdh uu dhexeyaa labada mamul.

Mar warbahinta ay sualo waydiyeen madaxweyne cabdiweli cali gaas xukumaad ahaan side buu arka wada hadalada Somaliland iyo Somalia oo ay ka furmay dalka Djibouti, ayaa waxa uu sheegay inn xukumaad ahaan ay soo dhoweynayaan wada hadaladas uu furmay labada mamuul.

Waxa kalo uu ku daray madaxweyne Abdiweli cali gaas inn ay sii buxaa ka hadli donan marka ay warbixin ka helaan waxyabaha laga wada hadlay iyo lagu heshiyee jawaab ka bixin donan, isagu sheegay inn xukumaad ahaan ay soo dhoweynaan wada hadalada ka furmay Djibouti.

 

HALKAN KA DAWO: