Somali Magan-galyo Doon ah oo Mudaaharaad Cabasho ah ka dhigay Holland

0
354

Somali_dibadbax_ka_dhigay_Holland_2

Hague, Holland December 19, 2014 (Codka Hargeysa) — Tiiro Soomaalida magan-galyo doon ah oo ku nool dalka Holland ayaa maanta dibadbax ay ku didaan yiihin inn laga mustafriyoo dalka holland, oo ay sheegeen inay dowladda Holland khasab dib ugu celinayso dalka Soomaaliya.

Dibadbaxan oo ka dhacay magaalada Hague oo ah xarunta maamulka dowladda Holland, waxana ay ka dalbadeen dibadbaxayaasha Soomaalida ah in ay xukumadu joojiso barnamijkan dib uu celinta Qoxontigaa Soomaalida lagu celiyoo dalkooda hoyoo.

“Halkan waxaan u nimid inaan badbaado anuu helno, mana ahaa inn sidan nalolaa dhaqmo. Waayo nolosheennu khatar ayay galaysaa haddii dib naloo celiyoo ama waaba nala dilayaa.” Sidana wax ay kamid ahayeen eryada ay ku dhawaaqayeen dibadbaxayaasha Soomaali ah oo didaan inn dalka Soomaalia lagu celinayo.

Hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa talaabadan ay xukumada dalka Holland ku tilmaamay in dadka aan sharciga lahayn ee ku nool dalkaas loola dhaqmo sii fool xun, mararka qaarkoodna la xaabsiyada loo taaxabo, iyagu hay’adaha xuquuqda aadanaha ku sheegeen inay tahay mid sharciyada xuquuqda aadanaha ka baxsan.

Dhanka kale, dowladda federaalka Somalia ayaa hore uu diidday in dalkeeda lagu soo celiyo qoxoonti inn loo soo mustafriyoo dalkoda.