Djibouti, Djibouti December 19, 2014 (Codka Hargeysa) – Waraysi laga qadaay madaxweyne ismail Cumar Geele oo kaga jawaabay dhowr arrimod laa xidhidha xalaada guud ee amniga dalka, mashaariicda kala duwan ee horumarineed iyo dhaqaalaha dalkaas halkaa ay marayaan.
Waxa kalo laa waydiyee madaxweynaha dalka Djibouti Ismail Cumar Geele halkaa ay maryaan wada hadaladii uu dhexeye xukumadiisa iyo xisbiyadii mucaridkaa, oo mudoyiinkii ugu dambeyee sidaa ay warbahintu qarkood qorayeen inn xaal meel ku ool ah laa gadhiin. Waxana uu madaxweyne Ismail Cumar geele uu sheegay inn mar walba uu gacmo furan ku soo dhoweynayoo wixii dhaliil iyo talo ay xisbiyada mucaaridka ah soo jeediyan, oo runtii uu sheegay inn muhiim ay tahay inn dal walba uu yeesho xisbiyo mucaarid ah oo dalka dhismihisa ka qayb qaata.
HALKAN KA DAWO: