Ceel afweyne, Somaliland November 28, 2014 (Codka Hargeysa) – Badhaasabka gobolka Sanaag Maxamud Cali Salebaan (Ramaax) oo uu wehelinayo taliyaha qaybta bileyska Somaliland degmadda ceel afweyne, ayaa laa kulmay qaar ka mid ah cuqaasha degmadda ceel af-weyne sidii loo af jaari dagaalki uu dhexeye arday dhigtaa dugsiyada ceel af-weyne.
Waxana kulanka lagu xaaliye shaqaqdii uu dhexayse ardayda iyadu cuqaasha iyo wax garadka degmda ceel af-weyne loo kala gaar naaqay oo ay isla wada qateen inn nabad galyada laa wada ilaalashado.
Halkan Hoose Ka Dawo: