Xogayaha Dhaqalaha Ee Xisbiga UCID Marwo Fadumo Sicid La Kulantay Jaliyada iyo Ardayda Somaliland Ee Dalka Turkiga

0
347

Jaliyada Turkiga iyo Fadumo Sicid 1

Hargeysa, Somaliland November 8, 2014 (Codka Hargeysa) – Xogayaha dhaqalaha ee xisbiga mucaaridka UCID marwo Fadumo Sicid oo maalimihi uu dambeyee safaroo khaas ah iyo mid shaqo isagu jira ay dafaaha dunida ku marayse. Waxana soo dhowayn diiraan uu samayee marwo fadumo sicid jaliyadda reer Somaliland iyo ardayda wax ka barata dalka Turkiga iyagu ku qaabilay madaarka, waxana munasibada ka soo qayb galay jaliyadda reer Somaliland, ardayda iyo muwadiinin kale uu dhalatay dalka Somaliland lakiinse ku nool dalka Turkiga.

Jaliyada Turkiga iyo Fadumo Sicid

Ugu horeyn marwo Fadumo Sicid oo mahaad-naaq baladhan uu soo jeedisay jaliyaadda, ardayda iyo dadweynihi kale eek a soo qayb galay soo dhowaynta. Waxana dardaran uu jeedisay ardayda wax ka barta jamcadaha ku yaala dalka Turkiga, iyadu uu soo jeedisay inn sii wadan waxbarashadoda sii ay dalkooda hoyoo marka ay ku noqdan dadkoda uu shaqeyaan oo manta loo bahan yahay dhalinta dalka ee wax soo baratay inay dalkooda hoyoo uu shaqeyaan sii mustaqbalka dalkeenu uu noqdu Dubai oo kale.

Jaliyada Turkiga iyo Fadumo Sicid 2

Waxa kalo marwo Fadumo Sicid warbixinta dalka ardayda iyo jaliyadda ba uga warbixisay xaladda dalka uu ku sugan yahay iyo halka uu marayo, iyadu ardayda uu dardaran uu soo jeedisay meelaha bahiyaha dalku uga bahan yahay khibrad aqooneed inn indha indheyan sii berritoole dalka ku noqdan aqoontodu wax tar weyn ku yeelanayso dhismaha dalka, oo anay dayacin fursadaha waxbarasho ay manta haystan.

Jaliyada Turkiga iyo Fadumo Sicid 4

Marwo Fadumo Sicid ayaa mudo 7 cisho joogtay dalka Turkiga iyadu ujeedadu safarkas uu ahaa mid laa xidhidha arrimo khaas ah iyo kuwo shaqo xilka uu hayso xisbiga mucaaridka ah ee UCID, waxana hatan ay uu boqoshay dhinaca iyo dalka Kuwait.