DUBAI, United Arab Emirates November 1, 2014 (Codka Hargeysa) – Wasirka Arrimaha Dibadda dalka UAE sheikh Cabdulla bin Zayed al Nahyan ayaa sheegay inn ay kooxaha Daacish iyo Al shabab inn ay midobaan, isagu wasirku uga digay wadamada calaamka inn ay ka hor taago intan halista labada kooxod sii balaadhan hawlgaladoda argagixisnimada ah.
Kooxda Daacish ayaa hataan gacanta ugu jirta %60-65 dhulka dalalka Ciiraq iyo Suuriya, iyadu sido kale kooxda Al shabab oo dalkii laa isku odhan jirey ee Somaaliya khubarada ka falooda mowqiifyada dhanka jihaadka ay meel iska mateelan oo labadodoba xidhidho dhow laleyihiin ururka Al qaecida. Waxana ay labaa urur ee jihaadka ay kartooyinka dagal ay isku eegyihin marka loo iss-qarxiinta iyo werarada ay ku qadaan shacabiga.
Inkasto kooxani ay ka madax banan yihiin go’amadda ku sababsan hawlgaladda ay fuliyaan, lakinse wasirka arrimaha dibadda sheikh Cabdullah bin Zayed Al Nahyan ayaa soo sheegay inn ay madax bananidasi wax iska badeli donan.
“Waxan caabsi ka qaaba imika waxyabaha anuu ka arkayno kooxda daacish, iyadu mustaaqbalka ay is badelan oo laa arki dono iyadu ururada argagixisada midooban sida kooxaha Daacish iyo al shabab?” sidana waxa yidhi Sheikh Cabdulla isagu uu ka khudbadenayee shirka budhacad badeeda ka furmay bishi October 29.
“waxa uu malayneya inn loo bahan yahay inn la is-waydiyo: Wadamada calaamka, shirkadaha calaamiga ah iyo ururada calaamiga ah ma ka fajiigan yihin halista ka imaan karta midowga ururada argagixisada” ayuu wasirka arrimaha dibada UAE ka mid ahayd hadaladisa.
Inkasto anuu sheikh cabdulla farta ku tilmaamin xogta qarsoon inn ay midobeen labada kooxod ee argagixisada, lakinse ay jiraan tuhuno laga helay inn kooxda soomaalida ee al shabab wax iska badeleen mowqiifkodi hore ay ku biireen ururkaa al-qaaciida una waregeen kooxda daacish.
Wadanka UAE waxa uu ka mid yahay wadamada xidhidhka dhow laa leh wadamada reer galbeedka, waxa kalo ay ka mid tahay 7-ba wadan oo loo isku magacabay “Seven-State federation” iyadu ururkas ay shirkado ganacsi ah iyo shirkada maraakiibta Gulf Shipping oo xaruntodu ku taalo magalada DUBAI iyo cassimaadda dalka UAE ee Abu Dhabi. Muwaadininta uu dhashay dalka Somalia ee degan dalka UAE oo baxaadodu add uu weyn tahay, ayay hadana jaliyaada dadka Soomaalida ku dhaqan dalkas ku xidhan dowlada iyo wadamada carabta kuna tageersan weraarada ay ku qadeen kooxda daacish.
Bishii hore ee September, ayaa mamulka sare kooxda al shabab magacabeen hogamiye cusub oo la yidha Axmed Cumar islamarkasna ay shegeen tageerada ururka al qaacida, waxana magacabista daba socotay ka dib markii weraaro dhanka cirka ay cidamada maraykanku ku dileen hogamiyihi hore ee Axmed Cabdi Godane 170 KM konfuur ka xigta cassimaada Muqdisho.
Kooxda daacish oo ah koox ku assaasantay dalka ciiraaq iyadu ka mid ahayd laan ka tirsan ururka al qaacida, lakinse xidhidhkii uu dhaxayn jirey kana mid ahayd shabakadda ururada argagixisadda laga saraay horaanti sanadkan 2014.