Hargeysa (CH)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah culimada Waaweyn ee dalka, si weyn-na looga yaqaano magaalada Hargeysa oo boqolaal qof maanta Salaaddii Ciidul-Adxada Garoonka Kubadda Cagta ee Xaafadda Xawaadle, waxa uu ka hadlay dhibaatada shacabka ka haysata Maxkamadaha oo uu sheegay inay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee bulshada wakhtigan haysta.
HALKAN KA DAAWO