London (CH)- Abwaan Maxamed Xasan (Dheglas) oo ay Isku hayb yihiin Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa sameeyey hees uu ku aflagaaddaynayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo si badheedh ah ugu gefay shakhsiyaddooda iyo damacooda siyaasadeed.
Heesta uu Midhaheeda sameeyey Abdwaan Dheglas, waxa codkeeda ku qaadaysa Fanaanadda weyn ee Nimco Deggan oo horena u qaadday Hees ay ku ammaanayso madaxweyne Siilaanyo horaantii sannadkan.
BAL NALA DHEGAYSTA