‘Ma Kula Tahay In Magaca Habar Jeclo Reer Qudha Uu Ku Adeegto Isagoo Adeegsanaya Magaca Habarjeclo Guud Sawirna…’

0
419

Ma Kula Tahay In Magaca Habar Jeclo Reer Qudha Uu Ku Adeegto Isagoo Adeegsanaya Magaca Habarjeclo Guud Sawirna Ku Dhufanaya Dadka Magaca La Wadaaga Isla Markaan Colaad Usameenaya?

 

Sida ciwaankaba ku xusan halkan waxaan ka muujinaynaa anigoo ah muwaadiniin reer soomaaliland ah isla markaana kasoo jeeda beesha maxamed sheikh isaxaaq magacyaduna ay yihiin Farxan Cabdi Maxamed , Mahamud Mahamed Cadani , Jaamac Cabdilaahi Biin , Cabdirisaq Xaji Xuseen Nuur , Jaamac Warsame Xayd , Jaamac Yusuf , Maxamed Xuseen Yusuf ,Khalid Cawil Jaamac, Cabdi Diiriye , Cismaan Xaji Cumar  waxaan halkan ku cadeynayaynaa oo aan umada reer Somaliland na tusayaa inaan habarjeclo isasasaarnayn.

Orange Man Carrying Box with Question Mark

 

       Habarjeclo

Reer Dood        Maxamed .sh           Ibrahim .sh                 Muuse.sh

 

Halkan waxaan ka cadeenaynaa anigoo ku hadlaya magaca Aqoonyahanka ahna dhalinyarada beesha maxamed sheikh isaxaaq (Cibraan) in habarjeclo in aanay habarjeclo guudka iska saarnayn islamarkaana maamulka iyo xukuumada  manta Taagan ee wadankan aynu ku noolahay ee soomaliland ayna ka midaysnayn reerka habar jeclo la dhaho oo dhami laakiin hoogaan keeda iyo maamulkeeda ay reer qudhi haystaan islamarkaana ku adeegsadaan magaca guud ee habarjeclo iyadoo dhaawac iyo waxyeelo fara badan u geysanaya magaca guud ee habar- jeclo reerkaas oo ah Muuse sheikh isaxaaq adigoo eegaya habarjeclo laamanaheeda kala duwan iyo siday u qaybsamaan shaxda kor kuxu san .

Hadaba hadaanu nahay beesha maxamed sheikh isaq (cibraan) waxaan halkan ku cadeenaynaa una sheegaynaa umada degan Somaliland inaanan la qabin falalka iyo wax yaabaha ay kudhaqmayso  xukuumadan hada dalka katalisa iyadoo loo aanaynaayo in magaca habarjeclo ay kawada simanyihiin .

Hadaba sidii ay xukuumadihii hore ee dalka ka talinjiray ay ugu saamiqaybsan jireen boosaska muhiimka ah ee xukuumada Somaliland ay ka kooban tahay iyo maamul wadaagisteeda .waxaa saami reereed lagu qaybsadaa golaha wasiirada ,Agaasimayaasha guud ,Jananada Ciidamada ,Haayadaha Madaxa banan wixiiin taas ka baxsan waa shaqaale dawladeed oo aqoon iyo imtixaan ku yimid , hadaba halkan waxaan ku cadeynaynaa anigoo kuhadlaya afka dhalinyarada iyo aqoonyahanka magaca beeshayda dal iyo dibedba in xukuumadihii horee e jiray ee abdirahman ahmed ali (tuur) laga soo bilaabo aan ka sheekayno wixii cibraan uu saami u yeelan jiray iyo manta waxad taagan iyo shaanbada laladhacayo iyadoo magaca habarjeclo guud ay reer qudhi isticmaalayaan ay hadimooyin umada reer Somaliland noo gelinayaan .

 

A.dirahamn ahmed ali (duur)

No. Magaca Jagada
1. Maxamed Aadan Ciise (Dhagcas) Wasiirka
2. Cawil Xaji Cumar GudoomiyahaBaananka
3.

 

Mohamed Haji IbraahimCigaal

No. Magaca Jagada
1. Dr.Aadan Mohamed Wilad (Gadhwayne`) Wasiir
2. Prof.Axmed Dirir Cali Wasiir
3. Axmed Darajo AfhayeenkaMadaxwaynaha
4

 

 

DaahirRiyaaleKaahin

No. Magaca Jagada
1. Gen.Jaamac Cabdilaahi Biin Badhasaabka Togdheer
2. Hasan Macalin Wasiir ahna Gudoomiyaha Madbacada qaranka

 

Ahmed Mohamed MohamuudSiilaanyo

No. Magaca Jagada
1. Saleebaan Diiriye Jamac Agasime
2. Jaamac Madaxyar Askari sirdoon

 

Waxaa waliba intaa dheer isuduwayaashi gobolka togdheer oo reerku deegaan ahaan uu kasoo jeedo oo wakhtigan xaadirka ah  aanay habari xitaa ugu jirin oo ay yihiin oo qaar la odhanayo waxad ka mid tihiin habar jeclo oo aanay umada reer Somaliland aqoonin oo manta aanu halkan ka cadeenayno baraynana  reerka la dhaho muuse sheikh isaxaaq oo ku qadhaabta magaca habarjeclo in dadkan ku khalda magaca habarjeclo waxaan halkan hoose ku xusayaa masuuliyiinta jagooyinka ugu sarsareeya Somaliland haysta islamarkaana magaca habarjeclo ku qadhaabta  in ay yihiin reer madax qudha oo muuse sheikh la dhaho

 

No Magaca Title Qabiil
Ahmed Siilaanyo Madaxwayne Muuse sheikh isaxaq
Saleeban Gaal Gudoomiyaha Guurti Muuse sheikh isaxaq
Mohamud Hashi Muhanad Wasiirka duulista hawada Muuse sheikh isaxaq
Hussein Wasiirka Macdanta Muuse sheikh isaxaq
Xersi Cali Xaji Xasan Wasiirka Madaxtooyada ahna Madaxwaynaha Jiifa Muuse sheikh isaxaq
Cali Siciid Raygal Wasiirka Ciyaaraha Muuse sheikh isaxaq
Sabaah Cali Diiriye Xog-Marwada Muuse sheikh isaxaq
Abdikariim Xinif HIV/AIDS Commission Muuse sheikh isaxaq
Cabdoo Aayar Badhasabka Boorame Muuse sheikh isaxaq
Warfaafinta Muuse sheikh isaxaq
Axmed  S.Wayne Warfaafinta Muuse sheikh isaxaq
Biikilo Gudoomiyaha Hayada dayaynta Muuse sheikh isaxaq
Cumar Abokor Mareeye Xigeen  Degeda berbara Muuse sheikh isaxaq
Ibraahin X. Nuur a.guud Haayada Shaqaalaha Muuse sheikh isaxaq
Guleed Ku Xigeen Maxadka shaqaalaha Muuse sheikh isaxaq
Osman Agasmiha Guud Caafimaadka Muuse sheikh isaxaq
Faysa Haji Ahmed Ag.Qorshaynta Was.Cafimadka Muuse sheikh isaxaq
Airport  Burco Muuse sheikh isaxaq
Gen Mohamed Hogaanka Wacyigelinta Muuse sheikh isaxaq
Jabiye Fara Fidiye Hogaanka Saraakiisha Muuse sheikh isaxaq
Fanax Hogaanka taangiyada Muuse sheikh isaxaq
Hayada Qurba jooga Muuse sheikh isaxaq
Ayaanle Safiir ku Xigeenka ETHOPIA Muuse sheikh isaxaq

Waxaas oo dhan waxaa ka daran shaqaalo hoosaadyada ay sida sumcad iyo qiima xumida ah ay u samaysanayaan xafiiskasta iyagoo karamadii iyo magacii habarjeclo adeegsanaya ay isticmaalayaan wax kasta

N.B : sida dhacda cadaalad darada ay ku hayaan reer muuse sheikh isaxaq ayaa waxay tahay inay inamadooda yar yare e aan aqoonta iyo waayo aragnimada dheerayn inamadayada in ay u diraan toobabaro iyo safaro is daba jooga ah oo aan la garanaynin waxay ku mutaysteen tusaale ahaan xog-haynta wasiirka madaxtooyada xersi cali xaji oo ah nin muuse sheikh isaxaq isla markaana aan lahayn aqoon sidaa u wayn oo sanadkii dhawaa ka qalin jabiyay jamacada golis waaya aragnimo aqooneed lahayn oo dareewal u ahaan jiray xersi ayaa tiraba iminka 10-jeer uu safar dabada ah uu u diray halka kuwayaga cagtu saarantahay oo la cabudhinayo

– Axmed Yusuf (Maygal Boos ) oo ah nin Muuse sheikh isaxaq ah ayaa wuxuu ahaan jiray sidoo kale dareewal ina farax xarbi gaadhi dhayne ah oo bakhaarada alaabda u gee geeya wada hadana xersi ayaa wuxuu keenay dahabshiil isaga oo aan  aqoon cilmiyeed lahayn isla markaana wuxuu tiraba 4 jeer uu u diray xirsi dalalka yurub isagoo awoodaha iyo shaadhka uga faa ideenaya inadeerkii

– waxa ka shaqeeya qasriga madaxtooyada  25-Qof oo  muuse sheikh isaxaaq ah isla markaana xilalka ugu muhiimsan haya ,

  1. Wasiirka Madaxtooyada Xersi Ali Xaji Xassan
  2. Agaasimaha Lacagta Digaale
  3. Xog-Haynta Wasiirka Madaxtooyada Cabdiraxman Faarax
  4. Dareewalka 1-aad Madaxwaynaha Cabdi Cabdilaahi
  5. Xog haynta Marwada Sabaax Cali Diiriye
  6. Dareewal-ka 2-aad Madaxwaynaha Dhaanwade
  7. Dareewalka 1-Marwada Maxamed cabdi xiniin
  8. taliyaha Stuff-ka Madaxwaynaha CAABI

10.Jananka Askarda Ciidanka Ilaalada Madaxwaynaha ILYOOS

  1. Xoghaynta Protocol-ka Hodan iyo Ina cabdi badhaf

12.xoghaynta Archivea-da  cabdirahman

13-Xoghaynta IT-ga Xassan

14- Xog haynta afhayeenka C.Kariin

15- Shaaha C.laahi

 

halka ay ka joogaan 2-Qof  oo intii la doono la cadaadiyo awoodahana laga ilaaliyo sida inamadaas muuse sheesaxaaq aanay shaqooyinkooda u madax banaanayn

  1. Madaxa IT-ga Mukhtar Xuseen Budhle
  2. Dhirta iyo Beerta Maxamed Xarago

Halka ay beelaha laga tirada badan yahay ku joogaan  5-qof

 

Q-Labaad Hadaba Waa ayo Inanka siilanyo sodoga u yahay ee la dhaho baashe cawil laguna naanayso Morgan marna Xidid ku xoolow(——–)?

 

Mohamed Farah

mohamedfar8@gmail.com