Heestan waxa ay Qayb ka ahayd Barnaamijkii Sannadka 2014 ee Bandhigga Telefishanka Horn Cable Tv. Waxa Codkooda ku Qaadayaa Faysal Maxamed (Tashi) iyo Fannaanadda Codka Dahabiga ah leh Fahmo Fahmo.
Codeyn laga qaaday Da’da-yarta Dhegaysta, Daawata ama ku xidhan Bahda Fanka, ayaa isku raacay in Heetani tahay, ‘Heesta Sannadka’ ee ay lammaane wada-qaadaan. Waa laga yaabaa inaanad ku qancin, balse Aftida laga qaaday maaha mid laga qaaday dhammaan dhalinyarada oo dhan, laakiin waan filayaa inaad nala hubiso.
Balse, waxa laysku raacay in Heesta NOLOSHA CUSUB SOO DHAWEE ee uu Qaado Maxamed BK ay tahay ‘Heesta Sannadka’ ee Fannaan kali ahi Qaado.
HALKAN KA DAAWO