Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Ambassador Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya dalkana soo gaashay shalay duhurnimadii.
Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Dr Sacad Cali Shire iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali.
Halkan ka dhegayso Wasiirka Arrimaha Dibadda
Halkan ka dhegayso Hadalka Nicholas Kay.