‘Saddex Iyo Toban Maayir Oo Burco Somaray May Ibinin Dhulka Danta Guud Aah Inta Mayiir Muraad Ibiyay’

0
433

garaadWaxaan Salamaya Dhamaan  Umada Somaliland Melkasto Ay Joganba, Si gaar ah Waxaan Usalamayaa Mujahidinta Madaxaa Banan Ee Saxafada.

Ayamahaan  Waxaa Dhagahayga Ka Bataay  Mayirkii Burco Aya Meel Heblayo Cunaay  Hadana Meel Kaluu Ibiyay Ayaa Igu Faroo batay . Waxaan Is Waydiyay Intii Mayiir Ee Burco Soo Martaay Ragaay Kala Hayeen Iyo Sidaay Uga Xishodeen Danta  Guud Ee Umadu  Wada Eganayso.

Maxamad Xuseen Waxa Uu Ahaa Ragii Burcoo Mayirka Ka Noqday  Wanu Ka Xoshoon Jiray In Danta Guud La Cuno   Adbanu Uga So Hor Jeday Arimahas

Waxaa Ku Xigaay Oo Ad Logu Xaman Jiray Inu Arimaha Dhulka  Bixiyo  Odaay Haybe Madobe Hadana Waxaa Anu Mar Qudhaa Ku Dhiciin Inu Si Fawaxisha Hanti Umadu Wada Ledahay Isaga Ibiyo

Waxaa Ku Xigay Musa Madobee Oo Ahaa Nin Dhiraan Oo Wuxuu Donayo Sameyaa Adbu Isaga Fogayn Jiray  In Melaha Danta Guud  Lagu Shanbadeyo

Adaan Waqaf Aya Ku Xigaay Waxaan Odhan Kara Ilahay Hawnaxariste Waxa Uu Aaha Ragii Ugu Sharafta Badna Ee Somara Burco   Nin Arimaha  Danaha Gud Jecel Oo Magalada Bilic Dedi Dhisay Ayuu Ahaa. Maxamed Cali Dalin   Ayaa Ku Xigaay Marnaba Kuma Dhiranin Inu Faraha Lagalo Dhulka Danta Guud Ee Burco. Waxaa Ku Xigaay  Maxamed Diriye Xayd Dibjir Lama Hayo Arimaha Danta Guud Oo  Uu Cunay Ama Cidka Ibiyay

Cabdi Burco Ayaa Ku Xigay  Waxanu Ahaa Ehelu Sharaf Oday Ah Oo An Jeclayn  Hantida Umada Inay So Gasho Gurigisaa

Maxamud Dhaga Laab Aya Ugu Danbeyay Waxanu Aha Maxamud Ninki Waxaas Oo Lamiya Burco  Udhisay Bilicda Magaladana Meel Saree Gadhsiyay.

Hadabaa Waxaa Is Waydin Mudaan Mayirka Hada Joga Iyo Mayir Ku Xigen Kisuba Inay Noqdeen Labadii Ugu Horeyay Ee Burcoo  Tariikh Madaw Ka Gala  Kuna Dhiraday Waax Alale Waxii Umadani Lahayd Ee  Daan Guud Ahayd  Waxaynu Ognahay   Melihii Ugu Mihim Sana Burco Ee Ka Midka Hayeen  Is Gulki Siyaad Sheekh Bashir Melihi Kubada Kolayga Guryihii Bilayska Garomadii  Kubada Cagta Beriihii Danta Gud Laga Jaraay   Dhamaantood Waxaay Ku Jirtaa Gacantaa Mayirka Iyo Intuu Watoo Burcana Way U Dhamatay  Sharaftedi Iyo Bilic Dediba

Waxa Jiray In  Anay Marnaba Dawlada Dhexe Ka Yeli Jirin Inu Mayir Iska Ibiyo Dhulka Danta Guud  Taso Dawlada Dhexe Xayirad Sari Jirtay Mar Walbana Ay Ka Warhayn Jirtay Arimaha Danta Guud

Hadaba Waxaa Is Waydin Leeh Magalada  Bar Bara Hadii Uu Mayirka  Magaladasi Is Idha Hoo Melaha Danta Guud Ibii Dawlada Dhexe Wata Jojisa Xayiradana Sarta Mar Iyo Lababa Wataynu Ogayn In La Isku Dili Gadhay Dawladuna Jojisay ,

Hargaysa Dhawr Jeer Watay Dawladuu Isku Qabsaden Mayirka Iyo Wasirka Hawlaha Guud  Inanu Dhulka Danta Guud Marnaba Shuqul Kulahayn Mayirku Watii Dawlada Dhexee  Xayirada Sartay Mayirka Walina Wata Saraan Xayiradi

 

Hadaba Waxaan Aad Ula Yabanahay Mayirka Burcoo Ma Madax Toyada Ayu Uga So Qataay Amaar Aan Dawlada Dhexee Kula Hadli Kariin  Wayoo Waxaynu Ognahay Intaso Meelod Oo Danti Guud Ee Umadu Layhd Inu Cid Gara Siyay Oo Ku Tagrii Falay Oo Dawlad Dhexe Oo Marnaba Ka Hadlaysa Ama Ka Jojinaysa Anay Jiriin Tasii Waa Mid Iska Caad.

Sababta Mayirka Barbara Iyo Ka Hargaysa Iyo Ka Borame Iyo Ka Cerigabo Anay Baloodh Danta Guud Aah Anay U Bixin Karin   Mayiirka Burcana   Hal Bawlayashii Magalada Burco Uu Wada Ibiyay Wa Ariin Uu Ka Liib Haystoo  Adeerki Iyo Dawlada Dhexee Wayo Hadii Sharcii Shaqaynayoo  Mayiradoo Dhaan Bu Wada Qaban Laha Mayiro Garaa Mu Qabteen

Waxaan Leyahay Mayirka Burco Iyo Ku Xigeen Kisaba Iyo Xildhibanada Ku Garabka Taganiba Waa  Ariin Curada Tariikhda Ayana Idiin Shegaysa  Hadad Ka Xishoon Waydeen   Hantidii Guud Iyo Melihi Halbawlaha U Ahaa Magalada  Idinkay Dushina Sarantahay

Tacaab Khasarka Nagu Dhacaay Waxaa Wayee  Bariganu Ina Cigaal Iyo Ina Riyaleba Lahayn Waar Naga Jabiya Distorkan Dhalinyaradi Udidaya Dorashada Yelimayno Oday Na Hortagnan Mayo  Ee Wakhtiga Dheer Nagu Qadatay In La Furo Sharcigi Dhalin Yaradu Isku So Sharixi Lahayd Si Aay  Uga Ilka Qabobadan Odayasha Aan Waxba U Tudhayayn .

Waxaa Manta Kadaray Dhalinyaradi Dorashoyinka Golayasha Deganka  Kuso Baxaay Oo Gabi Ahantodiba Lagu Khasaray Waxodina Nooqday Jeebka Ibuxii Kana Daray Odaygii Marka Laga Cabanayay Tasana  Caab Khasaar Noo Aah

Ugu Danbayn Tii Waxaan Usoo Jedinayaa Dawlada Dhexee  Inaay  Waxka Qabatoo Mayirka Burco Iyo Ku Xigenkisaba Oo Aay Xayiraad Ka Sarto  Danta Guud Ee Aay Faraha Baas Ku Hayaan  Hadii Aay Dawlada Dhexe Iyo Madax Toyaduu Waraqo Usisay Mayirka Inu Waxu Dono Samayn Karana  Haa Sheegto Dawlada Dhexee

 

Garaad Cabdi Qani Maxamed Cabdilahi