Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Masuulka hore uga tirsanaan jiray oo uga diga-rogtay Kooxda Khaatumo

0
407

wasHargeysa (CH)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadhay masuul hore uga tirsanaan jiray Golaha Wasiirrada oo la sheegay inuu ku biiray Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo, kaas oo muddo dhowr bilood ah si cadho uga amba-baxay magaalada Hargeysa.

Wasiirul-dawlihii hore ee Nabadeynta Gobollada Bari ee Somaliland Keyse Cabdi Axmed oo madaxweyne Siilaanyo xilka wasaaraddaas ka dib markii ayiday gogol nabad-deed oo madaxweynuhu u fidiyey koox lagu magacaabi jiray SSC oo uu hoggaankeeda ka tirsanaa, ayaa ka hor intii aanu dib ugu noqon deegaanka uu u dhashay oo ka tirsan gobolka Sool, waxa uu xilka wasaaraddaas hayay muddo kooban, waxaanu muddoodyinkii u dambeeyey shirar la qaadanayey madax ka tirsan Kooxda Khaatumo ee uu ku biiray.

HALKAN KA DAAWO