Waa Sawir-gacmeed uu Aragtidii iyo Nooca Dhex-dhexaadintii lagu xalliyey khilaafka Kulmiye ku soo bandhigay Far-shaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir. Sida Sawirka Ka Muuqata, waxa uu ku tusinayaa sawirkani Eex iyo Cadaalad-darro go’aamadii Golaha Guurtida ee Guddoomiye Saleebaan hormoodka u ahaa ugu hiiliyeen Garabka Madaxweyne Siilaanyo ee Xisbiga Kulmiye.
‘