DHEGAYSOMadaxweyne Siilaanyo oo Saddex Habeen ka dib Hurdada laga soo Kiciyey

0
418

Hargeysa (CodkaHargeysa)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Qaraxyo habeennadii u dambeeyey ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay inuu gacan adag ku qaban doono cid kasta oo ammaanka dalka khalkhal-gelin ku abuurta.

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaraxyada Hargeysa ku Eedeeyey Xisbiga Kulmiye, Sheegayna inaanu jirin Wacad u dhexeeyey Muuse BiixiMadaxweyne Siilaanyo oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, waxa uu ayaan-darro ku tilmaamay dalka gudihiisa laga maleego xasilooni-darro, halkii layska eegayey cadow dibadda ah.

DHEGAYSO CODKA MADAXWEYNAHA