Hargeysa (CodkaHargeysa)- Waxa Saaka dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland iyo dhammaan Jaaliyadaha ku dhaqan Caalamku u dabbaal-degeen xuska munaasibadda 23-guurada maalinta madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan markii ay Somaliland madax-bannaanida kala soo noqotay Somaliland 18-kii May 1991-kii.
DAAWO SAWIRRADA