‘Hormood meel aad u tahay
Halyey meel aad ka tahay
Ku tahay, Hodan aad ku tahay
Qof Haybad leh aad ku tahay
Dalkaagaa laga helaa’
Heesta: Dhulkaaga lagu Hodmaa
ERAYADII: Siddiiq Maxamed Burmad
LAXANKII: Laab-Saalax
Music-gii: Cabdiweli Furinle
DAAWO-DHEGAYSO