Xukuumadda Somaliland oo Mucaaradka ku canaanatay Qaabkii ay ula hadleen Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Soomaaliya

0
289

cukuseHargeysa (CodkaHargeysa)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay, isla markaana dhalliishay hadallo ay Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Xubno ka tirsan Xisbiyada UCID iyo WADDANI ay kula kaceen Oday-dhaqameedyada Beelaha Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya oo Arbacadii hore booqasho ku yimi magaalada Hargeysa oo ay weli qaarkood ku sugan yihiin, waxaanay Xukuumaddu hadalladaa ku tilmaantay kuwo ka baxsan milgaha iyo anshaxa suubban ee lagula dhaqmo martida waddankaaga amaba gurigaaga joogta.

HALKAN KA DHEGAYSO

CODKAHARGEYSA.COM

INFO@CODKAHARGEYSA.COM