DHEGAYSO: Maxamed Kaahin oo si Qaawan u weeraray Siyaasiyiin ay Xulafo ahaan jireen balse wakhtigu kala-geeyey

0
309

MAXAMED KAAHINHargeysa (CodkaHargeysa)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa si ba’an u weeraray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee dhaliilaha u jeediya Xukuumadda talada dalka haysa, kuwaas oo uu ku tilmaamay qaar mabda’ooda siyaasadeed ku xidhan yahay hadba meesha ay joogaan.

Maxamed Kaahin waxa uu sidaas ka sheegay mar uu maanta ka hadlayey munaasibad loo qabtay Maalinta Saxaafadda Madaxa-bannaan oo lagu qabtay HOtel Maansoor ee Hargeysa, taas oo sannad kasta bisha May 3-deeda laga xuso Caalamka.

DHEGAYSO

CODKAHARGEYSA.COM

INFO@CODKAHARGEYSA.COM