Hargeysa (CodkaHargeysa)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Shirweynaha saddexaad ee Kulmiye oo maanta ka furmay hotel Maansoor ee Hargeysa, ayaa sheegay inaanu wax qabadka xukuumadda Kulmiye waxba ka jirin haddii ay isle’ekaan waayaan labaatankii sanno ee Somaliland jirtay intii ka horeysay guushii xisbigu ku hantay talada dalka iyo saddexda sanno ee Kulmiye hoggaaminta dalka majaraha u hayey.
DHEGAYSO HADALKA GUDDOOMIYAHA
Codkahargeysa.com
info@codkahargeysa.com