Hargeysa (CodkaHargeysa)- Guddoomiyaha Wargeyska Xayiraadda la saaray ee Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa sheegay inay Maxkamadda gobolka Hargeysa ay madaarrada dalka dhigtay waraaq xayiraad ah oo lagaga horjoogsanayo inuu safar dibadda ah uga baxo dalka.
Yuusuf Cabdi Gaboobe waxa uu ku dooday inuu oggol yahay garsoor madax-bannaan oo uu kaga gar-naqsado dacwadda laga gudbiyey oo maxkamadda hor-taala, waxaanu meesha ka saaray inaanu ogolaan doonin in hab sulux iyo dhex-dhexaadin lagu dhammeeyo arrintiisa.
DHEGAYSO;
codkahargeysa.com
info@codkahargeysa.com