Hargeysa (CodkaHargeysa)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay inay magaalada Taleex ku jirta gacanta Somaliland, shacabka ku noolina ay yihiin reer Somaliland, balse waxa uu carrabaabay inay sidoo kale magaaladaas ku sugan yihiin dad u shaqeeya maamul-goboleedka Puntland.
Wasiirka Gaashaan-dhigga oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa kale oo uu ka hadlay xaaladda diyaar-garowga Shirweynaha khilaafyadu regaadiyeen ee Kulmiye oo loo muddeeyey inuu qabsoomo 28-ka Bishan April.
DHEGAYSO HADALKA WASIIRKA
CodkaHargeysa.com
info@codkahargeysa.com