Laascaanood (CodkaHargeysa)- Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sool Cabdiraxmaan Col-haye, ayaa sheegay inay ciidamada boolisku ku gacanta ku dhigeen laba gacan-ku-dhiigle oo shalay iyo dorraad wakhtiyo kala duwan dil ugu geystay magaaladaas laba marxuum oo midkooda ka tirsanaa ciidanka booliska ee degmada Laascaanood.
HALKAN KA DHEGAYSO