Taleex (CodkaHargeysa)- Waxa Hadderr Dhamaaday Shirweyne ay ka Qayb Galeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland oo uu Dhaxeeyay S Odayaasha Degaanka Taleex iyo Masuuliyin Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Iyado Halkaas Is Afgarad wanaagsan laga Gaadhay, waxaano Shirkaas Lagaga Hadlay Arrimaha Naadgeyada iyo Argagaxisada ee Degaanka Taleex ee Somaliland Iyado Marki Dambe Is afgarad Shirkaaasi Ku Dhamaaday.
Waxaana Ciidanka Qaranka oo Mar Dhoweyd Dib Ugu Laabteen Fadhiisin Cusub ee Ka Sameysteen Taleex Duleedkeeda iyado Halkaas uu Noqon Doonta Xarunta Militariga Somaliland ee aaga Taleex oo Hore ugu Laha Xarun Laakin Ciidanki Lagu Kordhiyay.
Waxaanay Shabakada CodkaHargeysa Ku warhelaysa in Maleeshiyada Khaatumo oo Ila Shalay Joogtay Banaannka degaanka Taleex iyago Xalayna uu Hoyday Meel Banaan oo Lagu Magaacabo Banka Sayidka aya Waxa Goor Dhowedy Dib Ugu Soo Laabteen Magaalada Taleex inkasto sida La Xaqiijiyay inaan Hogaamiyaha Maleeshiyadaasi ee Indho Sheel La soon.