Hargeisa(TN)- Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed waran Cade ayaa Khubad u jeediyay Dadwaynaha deegaanka Cadaadlay isagoo sheegay inay Hada yihiin Dad wax wada qabsaday oo isku duuban Isagoo Xusuusta wakhtiyo hore dib u celiyay kana sheekeyay wakhtiyada qaar dadka deegaankaasi aanay waxa wada qabsan karin
Halkan Ka Dhagayso
Tooshnews.net
Editor@tooshnews.net
Hargeisa Sland