Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Maanta Booqasho Xog Ogaal u noqosha ah Ku Tagay Magaalada Cadaadley

0
359

Hargeisa(TN)- Wafti uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada cadaadlay isagoo ay wehelinayeen wasiirada Arimaha Gudaha ,Beeraha,Wasiir ku xigeenada Warfaafinada iyo Ganacasiga Somaliland

Booqashadan oo ay ujeedadeedu ahayd xogogaal u noqoshahda xaalada guud ee Degmada Cadaadley  iyayagoo mashruucyo badan ugu sameeyay balan qaad.

 

Warkan oo Faah Faahsan Filo Goor dhaw

 

Tooshnews.net

Editor @tooshnews.ney