Hargeisa(TN)-Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa xidhay Wariye Najax Aadan Cunaaye oo Ka hawl Gala Shabakada Hadhwanaag Xafiiskeeda Hargeisa isagoo Wakhtigaasi Sawiro Ka Qaadayay Arday Mudaharad ka Dhigaya Jaamacada Hargeisa .
Sidoo Kale Waxa Gebi Ahaanba La Bur- Buriyay Qalabkii Uu Weriye Najax Aadan Cunaaye Watay Qalabkaasi Oo Uu Kujiro Xataa Mobile Kii Gacantu.
Wariye Najax Aadan Cunaaye Ayaa Loo Gaysatay Jidh Dil Kaasi Oo Ay Ugaysteen Ciidamada Booliska Somaliland
Tooshnews.net
Hareisa Office