dadkalooga qaban waayay show niman gurintirka ah oo dowlad walba soo haligay oo midina dawlada isu eekaysiinayo
ACUUDU BILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM BISMILAAHI,ARAXMAANI ARAXIIM, ALXAMDULILAAHI RABUL CAALAMIIN.
WAXAAN halkan bulshada somaliland uga sheegayaa in aan saxaafada iyo sida hadaladu rag u wadaan iyo waayo badan oo hore oo lasoo maray. aan kafaa,iiday aqoon badan waxaan odhan jiray waxan dalka waxloogu qaban waayay waamaxay ilaa dalka markii lasoo galay ilaa maanta, ina cigaal ilaa cabdiraxmaan, ilaa daahir riyaale ilaa tan iminka oon markiiba ay soo booday inan yar baa meeshii haystee odayguba mahaysto,oon lahaa maxaa kan yar dadkalooga qaban waayay show niman gurintirka ah oo dowlad walba soo haligay oo midina dawlada isu eekaysiinayo midina mucaaradka oo isku mabda,a balday sida dadka laysugu dhufanayo,cali guray wuxuu yidhi xilibaan nacnacoow caruurtii yaryarayd ee lalaayay maydkoodii baad kadul mushxaraday,bal
.debdarada cali guray nin buu leeyayhay sida naagahaad umushxaday wuxuu kaloo yidhi nuux ismaaciil intalasiiyay kuma fila ee cadaladbay rabaan dadkuba cadaalad buu rabaa oo anigu waxaan hada wax uqorayaa cadaalad baan rabaa laakii cali gurow taadu cadaalad doon kafog kafog kafog oo way qoto dheertahee bal soomaliland ama way idin arki ama anagaa waalan oo waanu kugu daba fayli. waa isku dir kooxda isbaahaysiga qarsoon,anigu nin siilaanyo difaacaya ma,ihi laakiin kooxdani dadka waxay u haystaan bilaa damiir iyagaana bilaa damiira silaanyo wuu iskaga dagi kursiga mar ay noqotoba laakiin suntan iminka ay qaybinayaan maxaa ka dhalanaya. sow ishaysad uun maaha.
ilaahay ha.inaga nabad galiyo sharkooda kooxdaa dhamaanteen reer somaliland aamiin,aamiin,aamiin.
wabilaahi tawfiiq.
Mustafe Ibraahim Maxamed.