Hargeisa(TN)-Xogahaya maaliyada ee xisbiga Mucaaridka ah Ee Ucid Marwo Faadumo Siciid Ibraahin Ayaa Xukuumada ku eedaysay Wax Ka Qabasho la’aanta Dilalka Ku soo badanaya Dalka ,waxanay Ka hadashay Xayiraadii La Saaray Wargayska Haatuf Tilmaamtay Inay Jiraan Saraakiil Ciidamada somaliland ah oo Salaan Siinayay Wasiirada Xukuumada somaliya
Halkan Ka Daawo