Madaxwayne Siilaayo Oo Caawa Si Kadis ah Loogu Arkay Hotel Impreil

0
431

Hargaysa(TNM):-Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Wakhtigan Ka Shaahaynaya Hotel Emperial Ee Magalaada Hargeysa, Iyada Oo Aanay Madaxweynaha La Soconin  Waxa Ilaalo Ah, Dadweynihii Ku Sugnaa Hotelka Ayaa Ka War Helay Mar Qudha Madaxweynihii Somaliland Oo Hotelka Kula Sugan Oo Ka Shaahaynaya, Waxanay Mar Qudha Indhahoodu Qabteen Madaxweynihii Oo Qof Qof Dadka Ku Sugan Hotelka U Salaamay.

 

Illaa Hatan Madaxweynuhu Dhinca Umu Dhaafin Hotel, Laakiin Lama Garanyo In Uu Meel Kale Tagidoono Iyo In Kale

Arrintan  Ayaa Makhraati U Ah Nabadgelayda Somaliland Ka Jirta.

Iyada oo Madaxweynuhu Hore Booqasho Noocna Oo Kale Ku Dhex Maray Magaalada Hargaysa.

Warkaas Oo Faah-faahsan Goor Dhaw Ka Filo Madhaafaannnews Haddii Eebe Idmo.

Tooshnews.net

Hargeisa Sland