STAY CONNECTED

Wararkii u Dambeeyay

Shacabka Somaliland way ka Garaad Badan yihiin Beenta Hadhaaga Faqash

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Tan iyo markii uu doorashadii Somaliland ku guulaystay Xisbiga Waddani isla markaana talada dalka uu la wareegay madaxweynaha Somaliland Mude Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi,waxaa...

“Fiqi Faqash buu ahaa,waana Dadkii Xasuuqa ka Gaystay Somaliland

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Suldaan Mawlood sabbayste oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay boqor Buurmadaw oo ammaanay wasiir fiqi...

Horumarka Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo Bulshadu ku Diirsatay

0
Hargeysa((Xogsoornews.com): Tan iyo markii Maamulka Cisbitaalka guud ee Hargeysa ay la wareegeen masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne  Cabdiraxmaan  Cirro uspo xushsy Agaasme Dr Axmed  agaasimaha Cisbitaalka...

Xafladda qalin jabinta jaamacadda Qur,aanka

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-xXaflad ballaadhan oo lagu maamuusayay dufcadii afraad ee ka qalin jebisa jaamacadda qur aanka kariimka aj,ayaa lagu qabtay hargeysa Jaamacadda Qur aanka kariimka ah oo...

“Madaxweyne Saxeexaaga ALLE ugu dhawaw oo Fuli Qisaasta”Sheekh Cismaan

0
Burco(Xogsoornews.com):-Sheekh Cismaan Maxamed Ismaaciil ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo jeediyay in uu ALLE ugu dhawaado saxeexiisa isla markaana uu fuluyo arrin diini ah oo sharcii...

“Islaamka Dhaqankiisu waa Xishood.”

0
Burco(Xogsoornews.com): Sheekh Cismaan Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah cimada rreer Somaliland,ayaa bulshada uga digay xafladaha aan ku habboonayn dhaqanka Islaamka ee Suubban iyo...

“Xasan Sheekh waa Cadawgeena Koobaad,Dagaalka Itoobiya lagu hayona Qayb ayuu ka yahay.”Warancadde

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasi Cali Maxamed Warancadde oo xillal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuu.adihii kala dambeeyay ee Somaliland,ayaa sheegay in madaxweyne-yaasha Soomaaliya iyo Eretariya,ay hurinayaan colaado...

Guddoomiye Maxamuud Xaashi oo Xukuumadda ku Eedeeyay Musuq Maasuq

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah,Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa xukuumadda Madaxweyne Cirro ku eedeeyay Musuq maasuq uu sheegay in uu xadhkaha goostay,waxaanu farriin u diray...

Somaliland Parliament Endorses President’s Recognition Mission, Calls for International Recognition in Joint Resolution

0
   Somaliland Parliament Endorses President’s Recognition Mission, Calls for International Recognition in Joint Resolution HARGEISA, 24 September 2026 — The two Houses of the Republic of...

“Turkigu wuxuu olole u galay si aan loo aqoonsan Somaliland.”Madaxweyne Cirro

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo socdaal shaqo ku jooga dalka Maraykanka,ayaa markii u horraysay fagaare caalami ah ka sheegay dalalka ka...

Guddoomiyaha Jaamacadda Shaafi oo ka Farxiyay Qoraa Jigjiga uga Timi Buug Hargeysa...

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha jaamacadda Shaafi Maxamed Xirsi Cali,ayaa ka farxiyay isla markaana xafladda soo bandhiggq Buugga ku ibo furay 50 buug oo uu jaamacadda u qaaday...

Al-khayraat Jet:Shirkad u Bushaaraysay Bulshada

0
Hargeysa( (Xogsoornews.com)Guddoomiyaha Shirkadda Al-khayraat Jet, ee daabacaadda, nashqadaynta iyo qurxinta gaadiidka, Eng. Cabbaas Ibraahin Cismaan,,ayaa bulshada ugu bushaareeyay qiimo jaban adeeg hufan iyo deg...

“Cidka ka aqbali mayno uguna dulqaadan mayno Farafarayn Sandalada Guud.”Suldaan Aadan

0
Hargeysa(Xogsoornews.com);-Suldasnka guud ee beesha Ayuub Suldasn Aadan Suldaan Ammiin Faarax,ayaa si adag uga hadlay hadalo middooyinkii u dambeeuay warbaahinta kusoo noq noqonayay oo ah...

Sidee looga Hor tegi karaa halista Kelya Xanuunka?

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guud ahaan bulshada Somaliland waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay wer wer wayn ku hayay xanuunka kelyaha kadi markii qaylo dhaan wayni kasoo yeedhay bukaano xanuunka...

Suldaanka guud ee Somaliland oo Xukuumadda Farriin u Diray

0
Hargeysa(Xogsoornews.com)Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Daa,uud Suldasn.Maxmed  Suldasn Cabudqasir,zyaa xukuumadda Somalilsnd farriin codsi ah u diray,isla markaana Madaxweynaha Somillamd ku bogaadiyay ictiraafka uu keenay...

Articles & Opinion

Caways Lounge Hotel and Restaurant,Hoyga Farxadda Qoyska iyo qofkasta

0
Hargeysa(Xogsoornews.com):-Caways lounge Hotel and Restaurant waa Hotel hormuud u ah caasimadda Hargeysa ee Somaliland.waxaanu diyaar kuula yahay casuumadaha,xafladaha iyo marti sharafyada kugu wayn in...

Hambalyo Meher Wacan

Bushaaro Wershadda ROYAL FOAM

Ogaysiis

Hambalyo Meher Wacan

Fanka & Sugaan

Xogsoor TV

Daawo Muxaadaro Qiimo Badan oo ka Hadlaysa Astaamaha Siyaasadda Sh Mustafe...

0
Hargeysa(Xogsoormedia.com):-  Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa astaamaha Siyaasadda. Waxaana inoo soo jeedinaya ALLE ha ka abaalmariyee Sheekh...

Xulka Xogsoor

“Ninka Dalka Baabiiyay ayaa Xamar ku wada’Waddani wuxuu u taagan yahay...

0
Burco(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa jaqaab ka bixiyay hadalo hore kulmiye  ugu weeraray Xiisbiga Waddani,waxaanu sheegay in Xisbiga waddani u taagan yahay...